Not yet registered? Create a OverBlog!

Create my blog

Khalid Muse

Khalid Muse

Blogs

khalidmuse

khalidmuse

Waa aqoonyahan ka faaloda xaalada dunida
Khalid Muse Khalid Muse
Articles : 19
Since : 11/01/2016

Articles to discover

Su aal adag isku day inaad ka jawaabto !!!

Waxaad sheegta waxa habeenkii qabriyada ku hoyda subaxina qasriyada gala Niman ku ka baqaan Dumarkuna ay jacelyihiin boqaradunaa ka haybeestaan caruurtina ku ciyaaran leh , timo Iyo dhogorta geela oo kale cunadiisu Waa cusbo Iyo timir Wuxu magiciisu ka bilawda xarafka ( m ) quraankanaa Waa lagu sheegay ka soo jawaaba

Marxuum Cabdi xaaji gobdoon oo Saaka ku geeriyodey magalad muqdiaho !!!

rCisbitaalka daarushifa ee magaalada muqdisho ku geeriyodey allah unaxariiste marxuum ( Cabadi xaaji gab doon ayaa ahaaa khibiir saxafadeed sidoo kalena la soo shaqeyey dowladihiii kala tuwana ee dalka somaliya soo maray. Marxuunka oo xanuun dag dag ahi ka helelay wadnahaa Kaga soo booday ayaa loo la careray isbadaalka daaru shifa ka dib markii hal

Su al adag isku day inaad ka jawaabto !!!!

Waxaad sheegta waxa habeenkii qabriyadaa ku hoyda subaxina qasriyada gala niman ku ka baqaan dumarkuna jaclyihiin boqoraduna ka hebaystaan caruurtinaa ka ciyaaran leh timo Iyo dhogorta geel oo kale cunadiis Waa cusubo Iyo timir wuxuu magacisa ka bilowda xarafka (m ) quraankana Waa lugu sheega

Maxaad kala socota doroshooyinka caalamaka ka dhacaya iyo kuwa Africa

Doroshooyinka is reebrebkaa ee dalka marecan ka ayaa meel xasaasiyaa markaa xoghayihiii hore arimaha dibada marecan kaa ( Hillary Clinton ) oo ah musharaxa madaxtimaddaa xisbiga dulmuqaradigaa ayaa ku guuleysatay doorashadiii dimoqaradigaa ee Gobolka Nevada ) Hillary Clinton ayaa ka adkaatay senator (Bennie sanders waxanay heshay (boqolkiinaa laba

Dawlada swedan ayaa go aan ka soo saaray dadka qooxontinga ku galay wadankeeda ?

0 Wasiirka arimaha gudaha dawalda swedan ayaa qoraal kooban oo uu soo saaray sheegay in (80,000kun ) oo qoxoniya dib loogu celin dono dalalka ay ka yimaadeen ka dib markii ay ku guuldareesteen aqbaladoodi goxontinimo Wasiirka wax kale oo uu sheegay in lab dii sanno ee ugu danbeeyey soo gadhen qoxoonti gaadhaya (1.00.090.) oo qooxntiya hadba dawlada

00:07:52/00:59:59 Direct link